Raadraac: Ku-Doomaysiga Xeebaha Soomaaliya (Somali Edition)

CreateSpace Independent Publishing Platform
SKU:
9781546751564
|
ISBN13:
9781546751564
$32.37
(No reviews yet)
Condition:
New
Usually Ships in 24hrs
Current Stock:
Estimated Delivery by: | Fastest delivery by:
Adding to cart… The item has been added
Buy ebook
Intii qar jirey quruurux isna waa jirey, amaba haddii si kale loo yiraahdo, intii kookan dad ku noolaa, Soomaali iyana waa ku noolayd. Sooyaalka uu hadda hayo, dadku waxa uu ugu horreyn ka daqaqamay Afrikada Bari, gaar ahaan Itoobiya. Haddaba, Raadraac waxa uu culayska saarayaa sooyaalka xeebaha Soomaaliya-oo waxa hor looga yiri iyo dhabtu ay aad u kala durugsan yihiin. Dadka dalka Uustaraaliya loogu tegey oo 50,000 dabshid (nur) [The Atlas of Human Migration by Russel King, p20] in ay halkaas tageen la soo dambeysiinayo xaggee ka tageen? Soomaaliya ma tahay? Ciddii u horreysay oo qalab badda lagu goosho samaysa Soomaali ma tahay? Sooyaalka guud ee aadanaha baa arrintaas wax ka qiraya. Degmada Xaafuun oo weli birriga ku xiran gaar bay u caasiyoobi doontaa, ee waa goorma? Si tuhunkaas wax looga ogaado, Raadraac waxa uu doomaysi ka bilaabayaa magaalada Jabuuti ee isgoyska badda Cas iyo Gacanka Cadmeed-halka uu geeddiga ku furayo tuulada Kaambooni ee soohdinta Soomaaliya iyo Keenya. Tuulo ama magaalo kasta oo xeebaha taal, iyo jasiirado badan oo Soomaali badan aysan laba socon in ay dalka Soomaaliya ka mid yihiin, mid-mid baa looga hadlayaa. Arrimo cusub oo amakaag iyo dhiirrigelin intaba kugu dhalin doona baa dhiganuhu kuu soo bandhigayaa. Haddana, Raadraac waxa uu doonayaa in halkaas laga sii ambaqaado, oo sooyaalka Soomaalida aan dib dambe aan cid kale marti loogu noqon.
  • | Author: Cali Cabdigiir (Caliganay)
  • | Publisher: Createspace Independent Publishing Platform
  • | Publication Date: May 16, 2017
  • | Number of Pages: 174 pages
  • | Language: Somali
  • | Binding: Paperback
  • | ISBN-10: 1546751564
  • | ISBN-13: 9781546751564
Author:
Cali Cabdigiir (Caliganay)
Publisher:
Createspace Independent Publishing Platform
Publication Date:
May 16, 2017
Number of pages:
174 pages
Language:
Somali
Binding:
Paperback
ISBN-10:
1546751564
ISBN-13:
9781546751564