Hagaha Nolosha Islaamka: Guurka Iyo Qoyska (Somali Edition)

CreateSpace Independent Publishing Platform
SKU:
9781514888452
|
ISBN13:
9781514888452
$21.82
(No reviews yet)
Condition:
New
Usually Ships in 24hrs
Current Stock:
Estimated Delivery by: | Fastest delivery by:
Adding to cart… The item has been added
Buy ebook
HAGAHA NOLOSHA ISLAAMKA waa kitaab ka hadlaya guurka iyo qoyska kuna salaysan Diinta Islaamka. Kitaabka waxaa loogu talagalay dadka guriga leh iyo dhallinyarada guur-doonka ah si ay ugu dhaqmaan Nolosha iyo Aadaabta Islaamka ee guurka iyo qoyska. Kitaabta Hagaha Nolosha Islaamka waxaa uu qofka Muslimka ah ku hagayaa tubta toosan ee guurka iyo dhismaha qoys dhawrsan, waxaanu gaashaan adag ka yahay fashilka guurka , burburka qoyska, iyo gelidda macsida. Kitaabku waa qaniimad joogto ah oo aan lahayn saman u gaar ah waana hanuunin dhammaystiran oo horseedaysa guur iyo qoys ku dhisan dhawrsanaan, jacayl, iyo farxad.
  • | Author: Ibrahim G. Hassan
  • | Publisher: Createspace Independent Publishing Platform
  • | Publication Date: Apr 21, 2017
  • | Number of Pages: 278 pages
  • | Language: Somali
  • | Binding: Paperback
  • | ISBN-10: 1514888459
  • | ISBN-13: 9781514888452
Author:
Ibrahim G. Hassan
Publisher:
Createspace Independent Publishing Platform
Publication Date:
Apr 21, 2017
Number of pages:
278 pages
Language:
Somali
Binding:
Paperback
ISBN-10:
1514888459
ISBN-13:
9781514888452